DHAGEYSO:-Yuusuf Dabageed ” Ma Aqbalayno In Xildhibaanadeena Lagu Kala Iibsado Degmada Xamarweyne”.

0

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa waxa uu amray in Magaalada Beledweyne ay tagaan mudo uu u qabtay Guddiga Doorashooyinka Heer Gobol ee ka socda Gobolka Hiiraan.

Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Beledweyne ayaa waxa uu sheegay in Guddiga Doorashooyinka Gobolka Hiiraan ay qasab ku tahay in ay yimaadaan Gobolka Hiiraan.

Wuxuu sheegay Xildhibaan laga xulo Magaalada Muqdisho in uusan metel u noqoneynin Gobolka Hiiraan, Wakiilna uusan uga aheyn Gobolka Hiiraan Dowladda Dhexe.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media