DHAGEYSO:- Wasiirka amniga Jubbaland oo go’aano Culus soo saaray

0

Wasiirka amniga Jubbaland C/rashiid Janan ayaa digniino u diray dad uu sheegay in Maandooriye ay ku beeraan deegaanada Jubbaland.

Wasiirku waxa uu sheegay in aysan aqbali doonin in Mandooriye lagu beero deegaanada Jubbaland isla markaana sun la siiyo shacabka Jubbaland.

Waxa uu tilmaamay in ay muhiim tahay in dadkaasi laga masaafuriyo deegaanada Jubbaland isla markaana laga hortago in ay Maandooriye ku beeraan deegaanada Jubbaland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-