WAR DEG DEG AH: Allaha U Naxariistee Marxuum Nabadoon, Aadan jaamac Axmed (Aadan Dhooleey), Marxuum Nabadoon, Maxamed Barre Diini Oo La Aasay.

0

Wararka iminka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in la aasay Allaha U Naxariistee Marxuum Nabadoon, Aadan jaamac Axmed (Aadan Dhooleey), Marxuum Nabadoon, Maxamed Barre Diini

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in iminka lagu soo gabagabeeyay ama lagu soo kala dareeray  magaalada Caabudwaaq Aaska Allaha U Naxariistee Marxuum Nabadoon, Aadan jaamac Axmed (Aadan Dhooleey), Marxuum Nabadoon, Maxamed Barre Diini.

Dhinaca kale waxaa wali magaalada Caabudwaaq iyo deegaanada ku dhaw dhaw laga maqlayaa dhawaqa Rasaas xoogan oo aan la ogeyn cidaka rideysa gudaha magaalada.

Isku soo wada duuboo xaalada magaalada Caabudwaaq ayaa caawa ah mid aloow sahal ah, waxaana la saadaalin karin halka ay ku dambeynayso xaalada cakiran ee ka jirta magaalada Caabudwaaq.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media