DHAGEYSO:- Maamulka Ahlu Sunna “ deegaanada aan ka talino kama shaqeynayo go’aanada ka soo baxa Dowladda Federaalka Soomaaliya”..

0

Maamulka Ahlu Sunna ee gobolada Dhexe ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan go’aankii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsanaa Joojinta Qaadka.

Afhayeenka Ururka Ahlu Sunna ee gobolada Dhexe Mursal Maxamed Xeefoow ayaa sheegay in Ahlu Sunna uu go’aankaasi khuseyn isla markaana ay ka soo horjeedaan.

Waxa uu sidoo kale sheegay in deegaanada ay maamulaan uusan ka dhaqan galeyn go’aanada ay soo saaraan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-