TOP DAAWO: Axmed Fiqi "Xasan Sheekh Iyo Kooxdiisa Jaamacada Musuq Maasuqa Ayay Kasoo Baxeen, Waa In La Xiraa Jaamacaddaas".

0

Axmed Fiqi oo kamid ah musharixiinta utaagan xilka madaxweyninimo ee dalka soomaaliya ayaa shaaciyay arimo xasaasi ah oo dalka kusaabsan waxaana oo sheegay in aan loo dulqaadan karin arimaha haatan socda.

Fiqi ayaa raaciyay in Xasan Sheekh iyo kooxdiisa in la xiro goobaha ay maamulaan ee waxbarashada madaama kasoo baxaan dad halis ku ah qaranimada soomaaliya ayna dhacaan hantidaan dalkaan oo leeyahay.

Waxuu kale oo sii raaciyay in Xasan Sheekh caruurtiisa iyo xaasaskisa udhiibay hantiyo farabadan oo dalka lahaay lagu naasnuujinaayo.

 

 

Hoos Ka Daawo