Iska hor imaadkani oo ahaa mid u dhaxeyay laba Maleeshiyo beeleed oo xoolo dhaqata ah oo kasoo kala jeeda Maamulada galmudug iyo puntland ayaa hadda ka socda deeganka sarjimale ee beriga gobolka mudug.
Iska horimaadka ayaa waxaa uu salka uu ku hayaa dhul daaqsimeed ku yaalla halkaasi iyo xoolo la kala dhacay, inta la xaqiijiyay sadex qof ayaa ku geeriyootay halka ay ku dhawacmeen tira intaa ka badan .
Xaalada ayaa kacsan,waxaana la shegayaa in labada dhinaca ay helayaan gurmadyo kala duwan.
Isku soo wada duuboo Dadkii ku dhaawacmay dagaalkann ayaa hadda loo soo qaaday dhinaca magaalada gaalkacyo.
Hoos Ka Dhageyso
Waxii Kasoo Kordha Warka Kala Soco Allgalgaduud Media