DAAWO+FADEEXAD:- Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug Oo Ku Eedeyay Madaxda Galmudug Inay Shaqada Dacaad Ka Ahayn iyo Arrimo Qarsoonaa Oo Ay

0

Xildhibaanada Barlmaanka Dowlad Gobaleedka Soomaliyeed ee Galmudg ayaa eedeeyn u jeediyay Madaxda Sare ee Galmudug Kadib Kulan ay isugu yimadeen  Xubno ka Mida Barlmaanka Galmudug

Kulankan oo war ay ka soo saareen Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug ee Kulmay ayaa Waxa ay shegeen in Madaxda Sare ee Galmudug ay Korantada  iyo biyaha ay ka Jarteen Madaxtooyada Galmudug xili uu furmi laga Kala fadhi ay yeelanayan Barlmaanka Galmudug waxana  ay shegeen in arintan ay  tahay arin siyaasadaysan oo madaxda Sare ee Galmudug ay u arkayan in Kala Fadhiga Barlmaanka Galmdug Go,aano lagu qaadan doono

Xubnaha Barlmaanka Galmudug aya daaha ka qaaday arimo qarsoona waxana  ay shegeen in madaxda Galmudug ay ku Takri Falayan sida ay Hadalka u dhigeen awooda ay u Hayaan Shacabka Galmudug.

 

 

 

HALKAAN KA DAAWO