TOP DHAGEYSO:- Masuul ka tirsanaa Galmudug oo ka hadlay Xiisada ka dhex taagan Galmudug iyo Puntland

0

Inkastoo xiisada Gaalkacyo ay tahay mid dagan hada waxaa arinta xiisadaasi ay hadlay masuuliyiin hore oo Galmudug ka tirsanaa.

Axmed Shire Falagle Wasiir ku xigeenkii hore ee Warfaafinta Galmudug ayaa ka hadlay xiisada gobolka Mudug ka taagan iyo waxa ka danbeeyo arintaasi.

Axmed Shire ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta madaxweynaha maamul goboleedka Puntland xiisada ugu wado gobolka Mudug.

Waxa uu sheegay in halka saldhiga laga dhisayo uu yahay iskuulka gobolka Mudug Secondry oo Galmudug laga leeyahay hase yeeshee arinta ay ka weentahay sheekada oo Puntland ku dabooleyso culeeska gobolka ka heesta.

HALKAAN KA DHAGEYSO