DHAGEYSO COD SIR AH:- Sarkaal ka tirsan Ciidamada Liyuu Booliska oo Shaki geliyay Cabdi Maxamuud Cumar inuu Madaxweyne sii ahaanayo iyo Sababta loogu yeray Addis ababa oo…

0

Sarkaal katirsan Ciidamada Liyuu Booliska ee ka amar qaatay Madaxwaynaha Maamulka Kililka Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Sheegay in Madaxwayne Cabdi uu mudo ku maqan yahay Magaalada Adis abab,halisna uu ugu jiro Xil ka qaadida lagu Sameeyo.

Wixiina Sargaalkan bixiyey Xog la Xidhiidh Sababaha Keenay in Saraakiishii ugu Sareeyey Ciidamada Liyuugu ay waayaan Xialalkoodii,ayna galaan Xabsi mudo maalmo ah,Sirta ugu cuslayd ee laxidhiidha kacdoonka socda dhulalka Axmaarada iyo Oromada, xaalada Qomiyada Tigreega Cabdi iley oo Liyuuga kudhex waashay kadib markii uu kashakiyay inay xilka kaqaadayaan shaalaqayaashii ugu muhiimsanaana xabsiyada kabuuxiyay.

HALKAAN KA DHAGEYSO