Ilhaan Cumar oo ka Jawaabtay Eedeymo loo jeediyay ka dib markii uu shaki galay Xilkii ay ku guuleysatay, Soona bandhigtay Cadeymo rasmi ah

0

Ilhaan Cumar ayaa jawaab cad iyo faafhaahin dheeraad ah ka bixisay fadeexadii laga faafiyay nolosheeda gaarka ah oo ku saabsan laba guud oo la sheegay inay gashay, iyadoo midkood la faafiyay inay la gashay nin la dhashay.

Arrintan oo saxaafadd qabsatay dhowaan, ayay hore u beenisay Ilhaan, laakiin waxay xalay soo saartay warbixin dheer oo ay ku cadeyneyso sida ay wax u dhaceen.

Akhri: Fadeexadda ay Soomaali ka danbeyso oo laga faafiyay Ilhaan

Ilhaan waxay qiratay in ninka caruurta ka dhalay Axmed Hersi (Axmed Aden) uu yahay lamaanaheeda iyo jaceylkeeda ay kulmeen 2002, iyadoo 19 sano jir ah. Waxay sheegtay inay dalbadeen shatiga (Warqadda) nikaaxa laakiin aanay helin taasoo micnaheedu yahay inaysan la sharciyeyn guurkooda. Sanadkii 2008 ayay sheegtay inay go’aansadeen inay diintooda isku furaan markii noloshooda ay caqabad ka hor timid.

Ilhaan waxay jawaabteeda ku sheegtay inay xiriir la yeelatay nin lagu magaaabo Ahmed Nur Said Elmi oo Biritsh (Somali) ah ayna si sharci ah isu guursadeen sanadkii 2009. Xiriirka iyo Ahmed Nur ayay sheegtay inuu soo gabagaboobay sanadkii 2011, markaasoo ay isku fureen diintooda (Islaamka).

Markii uu ninkan dambe ku noqday Ingiriiska waxay Ilhaan sheegtay inay ahayd waqti uu weli socdo oo aanay dhammaan howshii furiinkii sharciga ahaa, balse ay ku dhex jirto gabagabadiisa. Ilhaan waxay meel ka dhac iyo bne abuur ku tilmaantay in Ahmed Nur Siad Elmi lagu sheego inuu yahay walaalkeed.

“Laga soo bilaabo 2011, waxaan ku faraxsanahay inaan dib ula heshiiyay Ahmed Hersi, waxaan isku guursanay diinta iyo dhaqankeeda, qoyskeenii ayaan dib u abaabulnay, sida qoysaska kale, waxaan wadaagnaa dhib iyo dheef, waxaanan ku faanayaa inaan ka soo gudubnay”.

Jawaabta Ilhaan oo lagu qoray boggeeda rasmiga ah, waxaa ka muuqda in fadeexada laga faafiyay Ilhaan ay micno badan tahay, waxaana la arki doonaa isbedealka ay keeni karto inkastoo xaqiiqada meesha taalla ay tahay in Ilhaan su’aalo badan daba yaallaan.

HOOS KA AKHRI JAWAABTA ILHAAN

Response from Ilhan
A number of baseless rumors have been made recently about my personal life and family. I will say it again here: they are absolutely false and ridiculous.
That said, I will offer clarity and share a difficult part of my personal history that I did not consider relevant in the context of a political campaign, so that we can put these rumors to rest and return to what really matters: how we join together to build a more prosperous and equitable district and state.
In 2002, when I was 19 years old, Ahmed Hirsi (whose name before he received citizenship was Ahmed Aden), the father of my children and love of my life, and I, applied for a marriage license, but we never finalized the application and thus were never legally married. In 2008, we decided to end our relationship in our faith tradition after reaching an impasse in our life together.
I entered into a relationship with a British citizen, Ahmed Nur Said Elmi, and married him legally in 2009. Our relationship ended in 2011 and we divorced in our faith tradition. After that, he moved home to England. I have yet to legally divorce Ahmed Nur Said Elmi, but am in the process of doing so. Insinuations that Ahmed Nur Said Elmi is my brother are absurd and offensive.
Since 2011, I am happy to say that I have reconciled with Ahmed Hirsi, we have married in our faith tradition and are raising our family together. Like all families, we have had our ups and downs but we are proud to have come through it together.
I appreciate the countless messages of support I have received from the people of 60B and beyond who understand how difficult and deeply personal this has been for my family and especially my children. I remain honored to be a part of a campaign that is uniting the diverse voices of our district – long term residents, East African immigrants and students.