TOOS U DHAGEYSO:- Ururka Al-Shabaab oo cuna qabateyn ku soo rogay Magaalo caan ah

0

Wararka naga soo gaaraya degmada Qansax dheere ee gobolka Baay ayaa sheegaya in ururka Al-Shabaab ay cunaqabateyn kusoo rogeen degmada Qansaxdheere.

Ururka Al-Shabaab ayaa kordhiyay Go’doonka ay ku hayaan degmada Qansax dheere ee gobolka Baay.

Sidoo kale waxaa la sheegaya in ururka Al-Shabaab go’doonka ku hayaan deegaano Hoos yimaada degmada Qansax dheere.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Qansax dheere ayaa sheegay in ururka Al-Shabaab ay dhibaato weyn ku hayaan dadka kunool degmada Qansax dheere iyo sidoo kale deegaanada Hoos yimaada.

HALKAAN KA DHAGEYSO