DHAGEYSO HADAL XASAASI AH:- Baarlamaanka Galmudug oo ka naxsaday Xasan Sheekh iyo Baaq ka dhan ah inuu mar kale Madaxweyne noqdo

0

Baarlmaanka Dowlad Gobaleedka Soomaliyeed ee GalmUdug ayaa Waxa ay ku baaqeen in aan dib loo soo dooran Madaxweynaha Dowlada Somaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud kasi oo ay ku edeyeen in uu wax ka qaban waayay amaanka somaliya isla markana maalin walba qaraxyo iyo dilala joogto ah lala beegsado madaxda qaranka iyo sidoo kale shacabka soomaliyeed

Xildhibaan  Maxamed Xuseen  Tahliil oo ka Mida Barlmaanka galmudug aya shaaca ka qaaday in dowlada hada jirta ay ku fashilantay amaanka dalka waxana uu tilmamaay in hadii uu soo nqodo xasan sheikh maxamuud in soomaliya qarada la wayn doono oo meesha ay ka bixi doonto magaca somaliya oo hada tagan

Waxa u tusaale u soo Qaatay Magaalada Muqdisho oo dowlada kaliya ay ka arimiso iyadoona aan xitaa amnigeedana la suginla ,yhy caasimada soomaliya oo uu shegay in  hoy ay u noqtay qaraxyo kala duwan oo ka dhacay casimada somaliya ee muqdisho waxana uu carabka ku adkeeyay in dowlada ay tahay mid dadka shacabka iyo siyaasiyinta caburisa waxana arimahasi uu sidoo kale tusaale ugu soo qaatay shirarka dowlada ay diiday in muqdisho aan lagu qabsan karin taasi oo uu ku tilmamay in ay tahay caburin iyo kali talisnimo lagu hayo Shacabka Somaliyeed

Hadalkan aya waxa uu if baxay xili Maanta Madaxweyne Guuleed uu gaalkacyo ku sugan yhy Waxana xildhibaanka shacabka galmudug uu ka codsaday in ay ka soo horjeestay cid walba oo xasan sheikh u olalanaysa aysana u ogalaan in galmudug looga olaleeyo madaxwyne xasan sheikh maxamuud.

HALKAAN KA DHAGEYSO