DAAWO:- Magaalada Gaalkacyo oo Arrin Cusub laga soo sheegay iyo dadka oo la yaabay hal Arrin

0

Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug waxa la sheegay in dadka badankood ay Cuntada ay nafta quutaan ay ka jecel yihiin Cabsita Shaaha.

Mid ka mid ah Telefeshinada Soomaaliyeed ayaa warbixin qiyam ah ka sameeyey Shaaha iyo Sida looga cabo Gaalkacyo oo dadka badankood ay aad u cabaan.

Waxaa la sheegay in dhaqaale fiican laga helo ka ganacsiga Shaaha meelaha Soomaalida ugu badan tahay Gaalkacyo waa magaalada ugu badan Ee Shaaha laga Cabo Soomaaliya,Adduunkana waxa kaalinta Koobaad ku Jira Magaalada London Ee Caasimada Dalka Ingiriiska oo ah meesha loogu Shaah Cabista badan yahay.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-