Waxaa soo baxaya sawiradii ugu horeeyay ee weerarada mataanaha ah ee lagu qaaday xarunta Dembi baarista CID-da magaalada Muqdisho saaka.
Xilliga weerarka dhacay ayaa ahayd barqo hore oo dadku howlahooda u jarmaadayeen waxaana qasaare ka soo gaaray dadweyne goobta marayay.