DAAWO:- Maxaa u qabsoomay Dowladda Isbuucii la soo dhaafay?..

0

Ciidanka Danab oo seddex Al-Shabaab ku diley Gobolka Sh/Hoose,

Dowladda oo Daahfurtay Ololaha Talaalka Cudurada Sambabka ee Ariga,

Ciidanka oo la wareegay Degmada Aw-Dheegle,

Hay’adaha Amniga oo Gaari Walxaha Qarxa iyo hub gacanta ku soo dhigay,

Wasiirka Gaashaandhiga oo dhiirigeliyey ciidamada ku sugan Caabudwaaq,

Cayaartoyda Puntland oo ku guuleystay koobka Dowlad Goboleedyada,

Safiirka Somalia ee Pakistan oo waraaqihii Aqoonsiga laga guddoomay,

Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo oo la doortay,

iyo Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo la wareegay deegaanka Beer-Xaano.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

weekly1-4 weekly-2 weekly2-2 weekly3-4 weekly5-4 weekly8-2 weekly9-3