Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Galmudug Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb oo la hadlay warbaahinta Ayaa Waxaa uu Shegay in laamaha Amaanka Galmudug ay Tilaabo Adag ay ka Qaadi Doonan Cidii lagu Arko iyagoo ku howlan jarista dhirta Madama Cabasho ay ka soo Gudbiyeen Dadka Xoola Dhaqata ah.
Taliyaha ayaa Sido kale Waxaa uu ka hadlay xaalad guud ee amaanka deeganada galmudug iyo dib u dhis xoogan oo lagu wado booliska ka howgala deeganada galmudug.
Sidoo Taliyaha aya Waxa uu ka Hadlay arimo Badan oo muhiim ah kuwaasi oo dhawaan si wayn loo hadal hayay
HALKAAN KA DHAGEYSO