DAAWO MUUQAAL:- Gabadho Somali ah oo KUFSI loogu geystay Muqdisho oo Afka Furtay Iyo Tv-ga Al-Jazeera oo Warbixin Naxdin leh ka diyaarisay

0

Tv-ga Caalamiga ah ee Al-Jazeera ayaa Soo bandhigay Muuqaal Cusub oo dadka Soomalida Ka Nixiyey kaasi oo lagu wareystay Gabdho Somaaliyed oo ku nool xeryaha dadka Soo barakacay ee ku yaala Magaalada Muqdisho.

Gabdhahaan ayaa Sheegay in aysan Wax amaan ah aysan ku heysan xeryaha ay ku Nool yihiin oo xiliyada habeenkii ah ay usoo galaan rag ku labisan dareysi ciidamada Dowlada Somaliya kuwaasi oo kufsi iyo jirdil u geysta gabdhaha ku nool xeryaha barakacayaasha ee Muqdisho ,

Wareysiga Gabadhaan oo dhinacyo badan tabanaya ayey kaga hadashay xaalada nolasha ay ku noolyihiin iyada oo ka daysiday sheegtayna inay dhibaato xanuun badan kasoo wajahdo shacabka ay la noolihiin

HALKAAN KA DAAWO