DHAGEYSO WAREYSI:- Taliyaha Somaliland “ Cod bixintu wey ka bilaabaneysaa gobolka Sanaag, Puntlandna ma joojin karto”..

0

Taliyaha Ciidamada Somaliland gaar ahaan qeybta aaga sanaag Bari Kornell Saalax Xirsi ayaa sheegay in ay adkeynayaan xuduuda Somaliland ee gobolada Sool iyo Sanaag.

Taliyaha ayaa sidoo kale in aysan joojin doonin cod bixinta ay soomaaliland eek u aadan gobolada Sool iyo Sanaag ayna sii wadayaan inta ay ka dhaceyso doorashada Somaliland.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay bilaabayaan cod bixinta Somaliland ee gobolka sanaag, Waxa uu sheegay in aysan aqbali doonin in la dhibaateeyo shacabka gobolka Sanaag ee Reer Somaliland ah.

Hoos ka Dhageyso Codka:-