Waxaa magaalada Kigaali ee Dalka Rwanda lagu soo bandhigay Baasaboor ay yeelatay Qaaradda Afrika
Waxaa lagu geli karaa 54 dal ee Afrika ah fiiso la’aan sida Madaxda Afrika ay shaaciyeen.
Qaar ka mid ah shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaan weydiinay sida ay u arkaan baasaboorkaasi cusub.
Hoos ka Dhageyso aragtida shacabka:-