Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey Ayaa ka Hadlay Geerida Naxdinta Laheyd ee ku Timid masuuliyiin Galmudug ka Tirsan.
Tigey ayaa ka Hadlay Arimo Badan sida Shaqadii soo Dhexmartay iyo inta uu ka Xasuusta Mudadii ay kasoo Wada Shaqeeyeen Gobolka Labadiisa Dhinac.
Waxa uu tilmaamay in Aweys Cali Siciid iyo Nabadoon Digsi ahaayeen Dad ay Tabidoonaan Bulshada Gobolka Mudug labadiisa dhinac.
Waxa uu intaasi ku Daray in Dadka Reer Mudug isku Si Saameyn ugu Yeelatay isla markana Laga Gudbayo Arimo Badan oo Xiligan Taagan.
HALKAAN KA DHAGEYSO