Wararka naga soo gaaraya madasha shirka Nabada Iyo Cadaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in iminka uu furmay shirkaas.
Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in xubnaha Jaaliyad Galjubba ee dalka UK ay kasoo qaybgaleen shirkan, ayna soo qaban qaabiyeen Hogaanka Jaaliyada Galjubba ee UK.
Warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa waxaa iminka soo gaaray sawiro hordhac ah.
Hoos Ka Daawo.