TOP DHAGEYSO:- Faah-faahin Iska-hor imaad maanta ka dhacay Degmada Dharkeynley

0

Iska hor imaad u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beelood ayaa maanta ka dhacay Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir,waxaana iska hor imaadka ka dhashay Dhimasho iyo dhaawac.

Labo Qof ayaa ku dhimatay ilaa Sideed kalena wey ku dhaawacmeen Iska hor imaadka sida ay noo xaqiijiyeen Dad Goobjoogeyaal ah.

Isku dhaca Labada Maleeshiyo ayaa la sheegay in ay Salka ku hayso Dhul ku yaalla Xaafadda Siliga ee Dagmada Dharkeynley.

HALKAAN KA DHAGEYSO