DHAGEYSO:- Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo shaaciyay Cida ka dambeysa amni darada Muqdisho

0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay in amni darada Muqdisho ay ka dambeeyaan Ciidamada hubeysan ee hubka ku dhex sita Muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in Millatariga ay fududeeyaan Weerarada Al-Shabaab ay ka geystaan Muqdisho isla markaana aysan qaadi Karin masuuliyada amni ee Muqdisho.

Waxa uu sheegay in hubka fara badan ee lala socdo Wadooyinka magaalada ay sabab u tahay amni darada Muqdisho iyo Weerarada Al-Shabaab ay ka geystaan Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Codka:-