Daawo: Qisooyinka Quraanka “Qisadii Godadka Naarta Ah Dadkii Lagu Guray” Iyo Sheekh Saciid Cali Axmed. Qaybti 27-aad

0

Bishaan Barakaysan ee Ramadaan awgeed Warbaahinta Allgalgaduud Media waxa ay maalin walba idiin soo gudbin doontaa cashar ku saabsan bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Waxaa casharadaan bishaan noo soo jeedin doona hadii alle idmo Sheekh Saciid Cali Axmed oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed.

Casharadaan oo ah kuwo aad u qaymo badan ayaan waxaan idiin soo gudbin doonaaa maalin walba cashar gooni ah oo ku saabsan maalintaas ayada ah.

Waxaan rajeenaynaa in aad ka faaiideesataan kuna taxantaan waqtigaagana aad galisid ayadoo Shiikhu uu ugu talagalay oo 30 min uu ku ekeenayo si aad uga caajisin Insha Allaah.

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo