Dadka Magaalada oo si kaga warsugaya Madaxweyne cabdi weli gaas ayaa ka hadlay arinta dariseenta labada dhinac iyo dadka aan puntland u dhalan ee markaasi magaalada yimaada.
Sidoo kale ayuu ka hadlay arinta maalmahan ka taagan maagaalada gaalkayco ee ku aadan dilalka qorsheen iyo waxa maamul ahaan ka yeelayaan dadkaasi.
HALKAAN KA DHAGEYSO