Waxaa weli cakiran Xaalada Degmada Buuloburde Ee Gobolka Hiiraan oo maanta ay isku horfadhiyaan Ciidamo kala taabacsan Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Gudoomiyaha Degmada Buuloburde.
Qof kamid ah dadka deegaanka ayaa waxaa uu sheegay in Magaalada oo dhan ay xirantahay oo isku socdoka dadka iyo gaadiidka uu hakad ku jiro.
Ciidamada ayaa dhufeyso ka qodanaya Bartamaha Magaalada waxaana saacad kastaa la filan karaa Dagaal ka dhax qarxa labada dhinac.
HALKAAN KA DHAGEYSO