Ciidanka Midowga Afrika AMISOM ayaa sheegay in ay sii ogaayeen weerarkii Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan.
Sii haya taliyaha ciidanka AMISOM ayaa wariyaasha u sheegay in in ay hayeen xog ku aadan weerarkii Shabaab ay kusoo qaadeen deegaankla deegaanka ee gobolka Hiiraan.
Waxa uu sheegay in ay Shabaab ka furteen hub aad u farabadan ,madaam uu sheegay in shabaab gaarsiiyeen jab aad u xoogan.
Waxa uu sheegay in ay tijaabinayeen Awooda difaac ee ciidanka AMISOM ee ku sugan gobolka Hiiraan.
Ciidanka Midowga Afrika ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa guul ka sheegtay dagaalkii ay la galeen Ciidanka ururka Shabaab.
Hoos ka Dhageyso Codka:-