Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Sahro Cumar Xasan oo shir Jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu tacsiyeeyay Mashaqadii ka dhacday Hotelka Ambassador ee Muqdisho.
Marwada Madaxweynaha ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed iminka loogu baahan yahay in ay la shaqeeyaan Ciidamada amaanka si loogu hortago Weerarad iyo Qaraxyada ka dhaca Muqdisho.
Hoos ka Daawo Muuqaalka:-
https://www.youtube.com/watch?v=JQSXGw6MGm8