Waxa halkan idin kugu soo gudbineynaa Sawir Gacmeed lagu cabiray dareenka laga qabo in weerarkii Hoteel Ambassador aanu aheyn mid ku eg Al-shabaab.
Sawirkaani waxaa lagu muujiyay in weerarada laga fuliyo magaalada Muqdisho ay yihiin kuwo lagu cuuryaaminaayo dadka dega Gobolka banaadir, waxaama la sheegay in weeraradaasi ay lugta la galayaan Ethiopia iyo Damuj-Jadiid, sida Sawirka lagu bidhaamiyay.
Weerarada ka dhaca magaalada Muqdisho ayaa intooda badan dhaca xiliyada ay magaalada Muqdisho soo booqanayaan Madaxda caalamka.