DHAGEYSO WAREYSI:- Magaalada Baladweyne oo isbedel weyn laga dareemayo

0

Isbedelo ayaa  laga dareemayaa Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dib markii dhawaan ay ka dhaceen dagaalo sameyn weyn ku yeeshay bulshada Baledweyne.

Shacabka reer Baledweyne ayaa muddo ku dhow shan maalmood waxaa ku socotay xabad xoogan iyo fataahada webiga Shabeelle.

Wararka naga soo gaaraya Baledweyne ayaa sheegaya in ay yaraatay fatahadii webiga Shabeelle ,islamarkaana dadka Shacabka ay bilaabeen in ay dib ugu soo laabtaan guryohooda oo xooga ay yara baneeyeen biyaha webiga Shabeelle .

Labadii dhinac ee ku dagaalamay Baledweyne ayaa waan waan laga dhex dhigay,waxaana hadda magaalada laga dareemaya jawi nabadeed.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-