Wararka naga soo gaaraya magaalada Khartum ee dalka Suudaan ayaa waxa ay sheegayaan in Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. Cabudlqaadir Sheekh Cali Diini uu ka qaybgalay Munaasabad tababar loogu soo xirayay saraakiil dhameysatay Layli Sarkaal.
Munaasabadan uu ka qaybgalay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Gen. CabdulqaadirSheekh Cali Diini ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay Madaxweynaha Dalka Suudaan Gen. Cumar Xasan Al Bashiir iyo saraakiil sare oo ka tirsan militariga dalka Suudaan.
Hoos Ka Daawo Sawiradda