War hada na soo gaaray ayaa waxaa uu sheegayaa in goordhow qarax xoogan uu ka dhacay Magaalada Muqdisho kaas oo dhawaqiisa laga maqlay xaafado ka ag dhow nawaaxiga meesha uu qaraxa ka dhacay.
Qaraxa ayaa waxaa la sheegayaa in uu ka dhacay isgooyska Kaasa balbalaare kaas oo ilaa iminka aan la ogeyn cida lala eegtay iyo waxa uu ahaa qaraxa.
Ciidamo farabadan oo katirsan Dowlada iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goobta gaaray iyadoona hada Halkaa ay gaareen Gadiidka Gurmadka deg deg.
FAAHFAAHINTA HALKAAN KA SOCCO