Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Xaaji Aadan Dirir Guuleed Cad-cad.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhda ahayd 23-05-2016 ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq Allaha u Naxariistee Marxuum Xaaji Aadan Dirir Guuleed Cad-cad.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Xaaji Aadan Dirir Guuleed Cad-cad, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Dirir Guuleed Cad-cad, xaaskii, caruurtii iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Xaaji Aadan Dirir Guuleed Cad-cad, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Xaaji Aadan Dirir Guuleed Cad-cad, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Xaaji Aadan Dirir Guuleed Cad-cad janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Tiiraanyo Leh Diraya.

Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.

tacsiii