Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa haatan ku sugan deegaano ka tirsan Maamulka Puntland.
Masuuliyiinta Maamulka Koofur galbeed ayaa deegaanada Puntland ka wada kulamo gaar gaar ah oo ay la yeelanaya Masuuliyiinta maamulka Puntland ee ku aadan sidi ay ugu wada hadli lahaayeen tacadiyada loo geysto dadka ka soo jeeda deegaanada Maamulka Koofur galbeed.
Sidoo kale waxay labada masuul ka wada hadlayaan in si nabad ah ay ku wada noolaadaan labada shacab ee Puntland iyo kuwa ka soo jeeda Koofur galbeed.
Sidoo kale labadaa Masuul ayaa waxay ka wada hadlaan in dadka ka soo jeeda koofurta ay ka qeyb qaataan nabada iyo sugida amniga deegaanada Puntland.
Hoos ka Dhageyso Codka:-