Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay booqasho ku marayaan deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Sh/Hoose.
Deegaanada ay ilaa hada koormeereen aya waxaa ka mid ah deegaanka Number 50 iyo deegaano kale.
Xildhibaan Xuseen Cali Macalin oo ka mid ah Xildhibaanada sameynayaa koormeerka ayaa ka warbixiyay ujeedka ay ka leeyihiin koormeerka iyo waxyaabaha u qorsheysan.
Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in ay sameynayaan shirar dib u heshiisiin oo ay ku heshiisiinayan beelo walaalo ah oo wada dega gobolka Sh/Hoose.
Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-