DAAWO:- Maxaa u qabsoomay Dowlada Soomaaliya Isbuucii la soo dhaafay?..

0

Ciidanka XDS oo la wareegey Degmada Aadan Yabaal,

Wadooyinka Danwadaagta iyo Sayidka oo dib loo dayactiray,

Madaxweynaha oo Waraaqihii Aqoonsiga ka guddoomay Safiirada Koofurta Korea iyo Switzerland,

Golaha Ammaanka ee QM oo Muqdisho soo gaaray,

Ciidamada Danab oo Howlgalo ciidan ka fuliyey gobolka Sh/Hoose,

Shirkii SDRF oo Muqdisho lagu qabtay 18kii May 2016,

Ciidanka XDS oo Howlgallo ciidan ka fuliyey Gobolka Bakool,

Somalia iyo Kuwait oo xiriirka xoojinaya, Ciidanka NISA oo ka hortagay weerar Qaraxyo,

iyo Tababar 3 cisho ah oo shaqaalaha Wasaarada Dastuurka loogu qabtay Muqdisho.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

130 11 22 33 44 55 66 77 88 99 100 120