DHAGEYSO:- Shir loogu hadlayo wada shaqeynta Dowlada Federaalka iyo Maamul goboleedyada Dalka oo Maanta Cadaado ka furmayo

0

Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada cadaado ee Xarunta KMG ee Maamulka Galmudug uu ka furmo Shir loogu hadlayo wada shaqeynta Dowlada Federaalka iyo Maamul goboleedyada Dalka.

Shirka ayaa waxaa marti gelineyso Maamulka Galmudug gaar ahaan wasaarada Arrimaha gudaha ee Maamulka Galmudug.

Shirka ayaa soo qaban qaabisay Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa diirada lagu saarayaa sidii wada shaqeyn buuxda u dhex mari lahayd Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ka jira.

Hoos ka Dhageyso Codka:-