Wiil iyo Gabar ayaa Diyarad iska dhex bartay, Diyaaraddu muddo Siddeed saac ah ayey Hawada ku jirtay, waxayna Fadhiyeen Laba kursi oo isku xiga. Midba midka kale Sheekadiisa ayuu sii Macaan sanaayey, Ugu Dambeyn waxay ku Heshiiyeen in ay Xiriir wada yeeshaan.