Afhayeenka madaxtooyada Puntland ayaa hadankan sheegay ka dib war saxaafadeed ay soo saartay Xukuumadda kaas oo walaac loogaga muujiyay qaabka ay u socoto qorshaha dastuurka Dowladda Soomaaliya.
Abdulahi Mohamed Jama Quranjecel afhayeenka dowlada Puntland ayaa dib u aqriyay faah faahinna ka bixiyay war saxaafadeedkaas, waxaana uu intaas ku daray in gudoonka baarlamanku qaadayo masuuliyadda hadii lagaaro dhamaadka dowladda jirta iyadoon la qabandoorasho.
HALKAAN KA DHAGEYSO