DHAGEYSO:- Ra’isal Wasaare ku xigeenka Dalka oo gaaray Magaalada Beydhabo

0

Wafdi uu hogaaminayo Ra’isal Wasaare ku xigeebka Dalka Maxamed Cumar Carte ayaa maanta waxay gaareen Magaalada Beydhabo ee Xarunta gobolka Baay.

Waxaa Garoonka Magaalada Beydhabo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed, Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka Koofur galbeed.

Soo dhaweyn ka dib Wafdi uu hogaaminayo Ra’isal Wasaare ku xigeebka Dalka Maxamed Cumar Carte ayaa loo galbiyay Xarunta Madaxtooyada Maamulka Koofur galbeed.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Wariye Beydhabo Jooga:-