TOP+XASAASI DHAGEYSO:- Saraakiil katirsan Dowlada oo Qorsho halis ah Dejiyey & Shabaab oo..

0

Saraakiisha Ciidamada Dowlada ee Kusugan Gobolka Galgaduud ayaa bilaabay howlgal ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab Sida uu sheegay Gudoomiha Degaanka Galcad Ee Gobolkaasi Qadar Muxumed Cali.

Gudoomiyaha Ayaa intaa ku daray in dhawaan Al-Shabaab laga asaari doono deegaano dhowr ah oo ku yaala Gobolka Galgaduud isagoona intaa raaciyey in Laga bilaabayo deegaanada Hoos yimaada Deegaanka Galcad.

Shalay Ayeey aheed Markii Ciidamada Sida Gaarka u tawabaran Ee Kumaandoosta Dowlada Ay Weerareen Deegaan 15-KM u jira Deegaanka Galcad oo la yiraahdo Ceel-Timir halkaas oo lagu dilay Hogaamiyaal Al-Shabaab ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO