Dhamaan qoyska reer ugaas xirsi waxay tacsi udirayaan dhamaan ummada soomaliyeed gaar ahaan qoyskii , eheladii , qaraabdii iyo dhaman dhaqanka soomaliyeed oo uu ka geeriyooday Ugaas ciise Ugaas cabdille Ugaas cali oo xala ku geeriyooday magaalada muqdisho waxaan waxan ILLAH ka baryeena in uu Jannadi Fardowso ka waraabiyo anagana samar iyo Iiman nagasiiyo
Hoos Ka Akhriso