TACSI: Jaaliyada Beesha Sade Ee Belgium Oo Ka Tacsiyadeeysay Geeriga Marxuum Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle.

0

Innaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha Beesha sade ee hoos qoran waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee Ugaas Ciise Ugaas Cabduule Ugaas CaliXaabuun;-waxay tacsi tiinranyale u dirayaa dhammaan Beesha Sade,Reer Ugaas Ciise,Reer Calixaabuun, iyo ummadda Soomaaliyeed in ilaahay samir iimaan ka siiyo Ugaskana ilaahay jana fardowsa ka waraabiyo AAMIIN.

1- Maxamuud Sheekh Dahir Ali Ciye
2- Adan Ali Joogtaan
3- Maxamed Ibrahim
4- Cabdirisaaq Maxamed Ugaas
5- Cabdinasir Jaamac Aar
6- Cumar Abdulqadir Hasan Cawl
7- Maxamed Adan Farax
8- Nuur Xuseen