DHAGEYSO:- Madaxweynaha Puntland oo hal Arrin ugu digay shacabka reer Puntland

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo la hadlay Warbaahinta ayaa shacabka puntland ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan isbedelka la filayo in uu dalku ka dhaco sanadkaan.

C/weli Gaas ayaa sidoo kale sheegay in shaacabka Puntland loogu baahan yahay in ay muujiyaan doorka ay ku leeyihiin isbedelka ka dhacaya Dalka.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in shacabka ay muujiyaan aragtidooda ku aadan isbedelka dalka iyo iney si wadajir ah ugu qeyb qaataan doorashooyinka la filayo in ay ka dhacaan dalka.

Sida qorshaha uu yahay bisha September ayaa la filaya in dalka ay ka dhacaan doorashooyin, waxaana Magaalooyinka waa weyn ee dalka ka soconayo qaban qaabada iyo u diyaar garoowga isbedelka Dalka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-