DAAWO VIDEO:- Aaska Marxuum Ugaas Ciise Ugaas C/dulle oo gelinkii dambe maanta lagu aasay Magaalada Caabudwaaq

0

Waxaa gelinkii dambe ee Maanta magaalada Caabudwaaq gaar ahaan Qabuuraha DAB-CASAR lagu aasay Marxuum Ugaas Ciise Ugaas C/dulle oo ka mid ahaa Ugaasyada ugu faca weynaa Soomaaliya.

Aaska Ugaaska ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya, Masuuliyiin ka kala socday Maamulada Puntland iyo Galmudug, Odayaal dhaqameedyo, Siyaasiyiin, iyo Ra’isal Wasaarayaal Xilal kala duwan ugu soo qabtay Dowladihii dalka soo maray.

 

 

 

 

 

 

HALKAAN KA DAAWO