Korneel Maxamed Jaamac Indho Yare oo dhawaan dadka degaanka u magacaabeen inuu noqdo taliyaha ciidama Loogu magacdaray gaarhaye oo suga guud amniga degaanka ayaa warbixin siiyay qurbajoogta Somaaliyeed.
Korneel Maxamed Jaamac Indho Yare ayaa wareysigaan uu siiyay golaha 1966 kaga waramayo arrimo kala duwan oo ku saabsan sababa ku kalifay inuu kasoo goosto dhinaca Puntland.
HALKAAN KA DHAGEYSO