DHAGEYSO SHIRKA JARAA’ID:- Musharax xilka Madaxweynenimo Soomaaliya isku soo sharxay iyo Xaflad uu u sameeyay Xildhibaano,Waxgarad iyo Bulshada Gobolka Beri

0

Waxaa Manta Boosaaso Ka Dhacay Xaflad Soo dhawaynta Siyaasi farax Maxamuud yuusuf Doox joog oo ah Musrax utaagan qabashada Xilka Madaxtinimo ee Dalka Soomaaliya ayaa xalay loosameeyay Xaflad Soodhawayn ah oo laguqabta Hotel Gacayte ee Magaalada Bosaaso

Xaflada ayaa Waxaa ka soo Qaybgalay nabadoonada Waxgaradka Goolka bari Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka, urada dhalinyarada , haweenka ,siyaasiyiin , Mas,uuliyiin ka soctay Gobolada Dalka iyo marti Sharaf kale

HALKAAN KA DHAGEYSO