DHAGEYSO:- Madaxweynaha Jubbaland oo maalmaha soo socda Magacaabaya Golihiisa Wasiirada iyo Siyaasiyiin can ah oo gaaray Kismaayo

0

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa qorsheynaya in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo Xukuumada Cusub ee Maamulka Jubbaland.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ay socdaan olole uu Madaxweynaha Jubbaland ku doonayo in uu ugu dhawaaqo Wasiirada Cusub ee Maamulka Jubbaland uu yeelanayo.

Sidoo kale waxaa Magaalada Kismaayo ka soconayo olole ay wadaan Siyaasiyiinta qaar eek u aadan iney ka mid noqdaan Xukuumada Cusub ee Maamulka Jubbaland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-