Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa qaar ka mid Xildhibaanadii Maanta ka hadlay Kulankii Baarlamaanka ee loogu doodaayay xil ka qaadistii Gudoomiyihii Maxkamada sare ee Dalka Ceydiid Ilka Xanaf.
Xildhibaano dhowr ah ayaa kulanka ka hadlay oo dhamaantood sheegay in Madaxweynaha uusan sharci u lahayn xil ka qaadista Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo Welibo Magacaabistiisa.
Xildhibaanada aan halkaan idiin kugu soo gudbineyno waxaa ka mid ah oo kulanka ka hadlay isla markaana si adag kaga hadlay xilka qaadista Ceydiid Ilka Xanaf.
Hoos ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada aan codadkooda idiin soo bandhigeyno, welibo waxaan idiinku soo qornay sida ay ugu kala horeeyeen hadal jeedinta.
- Xildhibaan Maxamed C/llaahi Xasan “ Fadheye”.
- Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur “ Aadan Saransoor”.
- Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxuloow.
- Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre
- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Axmed “ Kulalihi”.
Hoos ka Dhageyso Codadka Xildhibaan Fadheye ayaa bilaabaya, Xildhibaan Kulalihi ayaa ugu dambeeya:-