DHAGEYSO:- Xaalada deegaanka Ruun-nirgood oo Saakay degan

0

Wararka ka imaanaya Degaanka Ruun-nirgood  ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Xaalada Degaankaasi ay dagan tahay islamarkaana Ciidamada Milatariga Soomaaliya ay Qorsheynayaan Weerar ay degaankaasi ku qaadaan.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Daa’uud Xaaji Ciiro ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Weerar ku yihiin degaankaasi.

Afhayeen Daa’uud ayaa Xusay in Degaanka Ruun-nirgood ee Gobolka Shabellaha Dhexe ay ku dileen Rag ka tirsan Shabaab oo ay ku jiraan Ajaanib,balse ma sheegin Tirada Ajaanibta ay dilen.

Shalay Shabaab ayaa Dagaal ku qabsaday  Degaanka Ruun-nirgood ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Hoos ka Dhageyso Codka:-